Topic
dhex
Warkasta is tracking dhex across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches dadaalladii, dhexaadinta, and turkiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Compare coverage on dhex
Latest reporting

Dadaalladii dhex-dhexaadinta ee Odayaasha oo fashilmay + Sababta
Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii u dhexeeyay xubnaha mucaaradka iyo qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee galabta ka dhacay hoteel Jasiira ayaa soo dhammaaday, kaas oo looga hadlay arrimo xasaasi ah. Kulanka oo saacado qaatay ayaa diiradda lagu saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo dadaalladii dhex-dhexaadinta ee ay wadeen Odayaasha Dhaqanka. Garaad Jaamac Garaad […

Xog: Turkiga oo dhex-dhexaadinaya DF iyo mucaaradka dalka
Ankara (Caasimada Online) – Sida ay ku warameen ilo xog-ogaal ah dowladda Turkiga ayaa qorsheysay in wafdi heerkiisa sareeya ay u dirto magaalada Muqdisho marka laga soo laabto fasaxa ciidul Adxaa. Turkiga ayaa doonaya inuu qaato door dhex dhexaad ah, sida ay sheegayaan ilaha diblumaasiyadeed oo Caasimada Online u waramay, waxayna doorkoodu noqon doonaa sida […] The post Xog: Turkiga o