Topic
Warkasta is tracking jeediyo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches khudbad and midoobay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
New York ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta la filayaa inuu khudbad ka jeediyo fadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Khudbadda Madaxweynaha ayaa la filayaa in diiradda lagu saaro xaaladda Soomaaliya, horumarka laga sameeyay dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dowlad-dhiska, iyo sidoo kale dadaallada dowladda ee xoojinta h