Topic
Warkasta is tracking midoobay across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches soomaaliya, aadannimo, and milyan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda bani’aadannimo ee dalka iyo diyaar-garowga fatahaadaha laga cabsi qabo inay ka dhashaan roobabka xooggan ee la xiriira dhacdada cimilada ee Super El Niño. Kulanka waxaa ka qaybgalay…
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa Muqdisho kula kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo uu hoggaaminayay mas’uulka ku-meel-gaarka ah ee hawlgalka UNTMIS, Raisedon Zenenga.
Qaramada Midoobay ayaa Soomaaliya u qoondeysay $16 milyan oo qayb ka ah $160 milyan oo loogu talagalay 12 dal oo wajahaya xaalado bani’aadannimo oo aan helin maalgelin ku filan. Lacagta ayaa lagu dhawaaqay 2-da Oktoobar 2026, waxaana Soomaaliya ka mid tahay siddeed dal oo Afrikaan ah oo ka faa’iideysanaya maalgelintan. Dhaqaalaha waxaa loogu talagalay in…
New York – 3 Oktoobar 2026: Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa qorsheynaya inuu yeesho wadatashi xiran oo looga hadlayo xaaladda sii xumaanaysa ee waqooyiga Itoobiya, gaar ahaan dagaallada ka…