Topic
Warkasta is tracking jiilasha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches muqdisho and nabad, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay wajiga labaad ee Wadatashiga Jiilasha ee Nabad-dhiska iyo Dowlad-wanaagga. Madashan oo ay ka qaybgalayaan jiilal kala duwan, oo ay ku jiraan dhallinyaro, haween iyo qaybaha kale ee bulshada, ayaa ah fursad ay bulshadu si toos ah ula…