Topic
Warkasta is tracking keir across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches abdi, gabar, and ingiriiska, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} Sagal Abdi-Wali, oo ah hoggaamiyaha Golaha Deegaanka Camden, ayaa loo arkaa musharrax si weyn ugu dhow in xisbiga talada haya ee Labour uu u doorto doorashada ku-celiska ah ee lagu buuxinayo kursiga baarlamaanka ee uu baneeyay Keir Starmer. Sagal Abdi-Wali, oo asal ahaan Soomaali ah, waxay ku timid Britain iyadoo ilmo […] The post WAR DEG DEG AH: Sagal Abdi-Wali oo

London (Caasimada Online) – Sagal Abdi-Wali, oo ah haweeney Soomaali ah oo hoggaamisa degmada Camden ee magaalada London, ayaa loo arkaa inay ka mid tahay musharraxiinta ugu cadcad ee xisbiga Labour-ka u xulan karo kursiga baarlamaanka ee uu dhowaan baneeyey ra’iisul wasaarihii hore ee Britain, Sir Keir Starmer. Kursiga Holborn and St Pancras ayaa bannaanaaday […] The post Gabar Soomaali ah

Khamiis 3, Sep 2026 {HMC} Sagal Cabdi-Wali, oo ah haweeney asal ahaan Soomaali ah, ayaa laga yaabaa inay u tartanto kursiga baarlamaanka ee deegaanka Holborn iyo St Pancras ee magaalada London, doorashada ku celiska ah ee dhawaan qabsoomi doonta, kursigaas ayaa waxa hore uu u haystay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Ingiriiska, Keir Starmer. Sagal waxay […] The post Gabar Soomaali ah oo loo saada