Topic
Warkasta is tracking sagal across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches cabdi, guusha, and hambalyeysay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa xiriir la sameeyay Sagal Abdi-Wali oo ah gabadh Soomaaliyeed oo dhowaan loo doortay in ay noqoto xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Boqortooyadda Ingiriiska, isaga oo ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ay ee gaartay. Xamza ayaa u rajeeyay Sagal inuu Ebbe u fududeeyo…
Puntland ayaa u hambalyeysay Sagal Cabdiweli Maxamuud oo ah gabar Soomaali ah oo loo doortay xubin ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska… Sii akhri
Sagal Abdi Wali waa haweeneyda ugu horreysa ee Soomaaliyeed ee loo doorto Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Ingiriiska. Waxay markii ugu horreysay timid Boqortooyada Midowday xilligii hore ee 1990-meeyadii iyadoo ah carruur qaxooti ah ka dib markii qoyskeedu ka cararay dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya. Sagal, 42, waxay markii ugu horreysay...
Sagal Cabdi Wali waa qofkii ugu horreyay ee Soomaali ah oo loo doorto xildhibaan ka tirsan Aqalka Hoose ee baarlamaanka Britain, waxeyna markii ugu horreysay Ingiriiska timid horraantii sagaashamaadkii, iyadoo ahayd ilmo qaxooti ah oo qoyskeedu ka soo carareen dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya. Saga oo 42 jir ah waxaa markii…