Topic
Warkasta is tracking laden across 1 report from 1 source. Recent coverage touches bin and xamza, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) — Ururka Al-Qaacida ayaa baahiyay muuqaal hore aan loo arag oo uu ka soo muuqanayo Xamza Bin Laden, oo ah wiilka aasaasihii ururkaas Usama Bin Laden, kaas oo hadal uu jeedinayo ku sheegay in Muslimiintu ay wajahayaan dagaal dhinacyo badan leh, isaga oo ku baaqaya in la sii wado jihaadka. Muuqaalka ayaa…