Topic
Warkasta is tracking howlgal across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches security, amni, and baay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal ugaarsi iyo burburin ah ka fuliyey deegaanka Goobanle, oo ku yaalla aagga isku xira gobollada Shabeellaha Hoose iyo Bay. Howlgalkan ayaa lagu bartilmaameedsaday xubno ka tirsan Khawaarijta oo ku dhuumaaleysanayay deegaanka Goobanle. Sida lagu sheegay warbixinta, qaar ka mid ah xubnahaas ayaa la…
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska Gorgor ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaannada u dhexeeya magaalada Baydhabo iyo deegaanka Deynuunay ee gobolka Baay. Howlgalka oo si gaar ah uga dhacay deegaanka Hinshiloole ayaa lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta kuwaas oo la sheegay inay halkaasi ku urursanaayeen. Intii uu…
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo habeenimadii Khamiista, 1-da Oktoobar 2026, ka dhacay degmada Jilib lagu dilay Bashiir Axmed Xaaji Nuunow, oo ay NISA ku sheegtay inuu ahaa horjoogihii hore ee kooxda Al-Shabaab ugu yeerto Amniyaadka. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka…
Shabeellaha Hoose – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa xalay ilaa saacadihii hore ee saaka howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jowhar-yareey ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalkan ayaa diiradda lagu saaray xakameynta isku socodka iyo marinada ay Al-Shabaab u adeegsanayeen dhaqdhaqaaqyadooda, gaar ahaan goobaha ay ku…
Howlgal amni xaqiijin ah ayaa laga fuliyay deegaannada Kuunyo Afgaduud, Dudumay, Buulo iyo Iyaanle, kuwaas oo hoos yimaada degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka waxaa hoggaaminayay Taliyaha Booliska Birmadka degmada Wanlaweyn, Dhamme Suleymaan Maxamed Yare, waxaana qeyb ka ahaa Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga degmada, Isaaq Nuur. Howlgalka ayaa lagu xaqiijinayay…