Topic
Warkasta is tracking lataliyaha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches madaxweynaha and sheekh, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, Juun 7, 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo mudnaan gaar ah siinaya xoojinta howlaha talo-bixinta, qorsheynta, isku-dubbaridka iyo horumarinta, ayaa Mudane Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha. Mudane Danjire Salaad Cali Jeelle ayaa muddo dheer masuuliyado kala duwan uga soo adeegay dalka, isago