Topic
Warkasta is tracking madaxweynaha across 9 reports from 5 sources. Recent coverage touches doorashada, galmudug, and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Xildhibaan Isloow Ducaale oo soo dhoweeyay wadahadalka uu ku baaqay madaxweynaha Soomaaliya, qoraalkan ayuuna soo qoray. “Waxaan soo dhoweynaa Gogosha wadatashiga Qaran ee uu ku baaqay MD. Hassan Sheikh Mohamud, si looga wada hadlo arrimaha Doorashooyinka Federaalka, loona gaaro heshiis wadar ogol ah. Waxaan rajo badan ka qabaa in isbedelka…
Siyaasi Guuleed Saalax Barre ayaa ugu baaqay madaxweynaha cusub ee Galmudug Liibaan Axmed Xasan in uu mudnaan gaar ah siiyo… Sii akhri
Liibaan Axmed Xasan ayaa goordhow kusoo baxay doorashadii ka dhacday magaalada Dhuusamareeb, isaga oo si rasmi ah loogu doortay Madaxweynaha cusub ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug. Liibaan Axmed Xasan oo muddo dheer olole xooggan kusoo jiray ayaa la tartamay musharrax Cabdulqaadir Cabdullahi Diiriye oo uu ugu dambeyn kaga guuleystay tartanka doorashad
Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa saaka ka socota qaban-qaabadii ugu dambeysay ee doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa oo maanta ka dhaceysa gudaha magaaladaasi. Illaa afar musharrax ayaa ku loollamaya xilalka Madaxweynaha iyo Madaxweyne-ku-xigeenka Dowlad-goboleedka Galmudug, kuwaas oo shalay Golaha Wakiillada Galmudug kahor jeediyay barnaa
Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta shaaciyay jadwalka doorashooyinka ee heer federaal, gaar ahaan doorashada labada gole iyo tan madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya. Warsaxaafadeed kasoo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in 15-ka April 2027 ay dhici doonto doorashada xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaal
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyey taariikhaha la qorsheeyey in la qabto doorashooyinka labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo tan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sida ku cad jadwalka uu guddigu soo saaray, doorashada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la qorsheeyey inay dhacdo 15-ka Abriil
Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa saaka shaaciyay jadwalka doorashada hoggaaanka sare ee Galmudug, gaar ahaan doorashada guddoonka baarlamaanka, midda madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. Guddiga ayaa sheegay in 18-ka bishan ay dhacayso doorashada guddoonka Golaha Wakiilada, taas oo haatan si loogu diyaar garoobayo. Sidoo kale, doorashada madaxweynaha c
11-ka Oktoobar 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ku qaabilay safiirka dowladda Britain u fadhiya Soomaaliya, Charles King. Kulanka dhexmaray…
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay madaxweynaha Masar, Cabdulfataax Al-Sisi, iyadoo kulankan uu dhinac socday madasha ganacsiga Afrika ee ka socota magaalada Al-Calamayn ee dalka Masar. Al-Sisi ayaa inta kulankan socday, wuxuu xaqiijiyay in Masar ay si adag u taageerto madaxbannaanida Soomaaliya, midnimadeeda iyo…