Topic
Warkasta is tracking lidka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches anshax and wada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ciidanka Booliiska Caasimadda, gaar ahaan Saldhigga Degmada Garasbaaley, ayaa wada hawlgallo lagu ciribtirayo anshax-xumada iyo falalka lidka ku ah dhaqanka suubban ee Islaamka iyo akhlaaqda wanaagsan ee bulshada Soomaaliyeed. Howlgalladan ayaa lagu soo qabtay laba eedaysane oo lagu eedeeyay inay si joogto ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, ugu baahin jireen muuqaallo anshax-xumo ah. Eedaysana