Topic
Warkasta is tracking macdano across 1 report from 1 source. Recent coverage touches soomaaliya and xasan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in la xaqiijiyay jiritaanka macdano muhiim ah oo ku jira dhulka Soomaaliya, kuwaas oo ay kamid yihiin uranium, lithium iyo cobalt. Hadalkan ayuu Madaxweynuhu sheegay xilli uu furayay Madasha Maaliyadda Horumarinta Soomaaliya oo looga hadlayay arrimo la xiriira kobcinta dhaqaalaha, soo jiidashada maalgashiga