Topic
Warkasta is tracking mahad across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches doorashada, gaaray, and isfaham, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Qoor Qoor iyo Mahad oo isfaham hordhac ah ka gaaray doorashada Galmudug Dhuusamareeb, 23 Juun 2026 – Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), iyo Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka (NISA), Sarreeye Guuto Mahad Maxamed Salaad, ayaa isfaham hordhac ah ka gaaray wada-hadallo socday dhowr maalmood oo ku aaddan sidii loo xallin lahaa […] The post

Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Mahad Salaad iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka… Sii akhri