Topic
Warkasta is tracking martigelisay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches furmay and muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay martigelisay dib-u-eegista muddada dhexe ee kalfadhigii labaad ee Guddiga Joogtada ah ee Wadajirka ah Soomaaliya iyo Uganda (JPC), iyadoo sidoo kale la qabanayo Madasha Ganacsiga iyo Maalgashiga iyo Bandhigga Wadajirka ah ee labada dal. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisa