Topic
marxalad
2 stories

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Soomaaliya ay gashay marxalad siyaasadeed oo kala-guur ah
Muqdisho – Hawlgalka Hawlgalka Kumeelgaarka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa sheegay in Soomaaliya ay gashay marxalad cusub oo kala-guur siyaasadeed ah, kadib wadahadallo dhacay 13–15 May oo u dhexeeyay dhinacyada siyaasadda dalka. Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay dib u bilaabista wadahadallada, isla markaana uga mahadcelisay saaxiibbada caalamiga ah doorka ay ka qaateen

Farmaajo oo shaaca ka qaaday in dalku galay marxalad halis ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in dalku galay marxalad siyaasadeed iyo mid dastuuri ah oo halis ah, isaga oo shaaca ka qaaday inuu dhamaaday muddo xileedka Madaxweynaha iyo Baarlamaanka, sida uu hadalka u dhigay. Farmaajo ayaa sheegay in marxaladda cusub ee uu […] The post Farm