Topic
Warkasta is tracking geeska across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches dalalka, masar, and tigray, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Xiisadda ka taagan gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa mar kale dhalisay walaac ku saabsan xaaladda siyaasadeed iyo amni ee gudaha dalka Itoobiya, iyadoo saameynteedu ay gaareyso xiriirka Itoobiya ay la leedahay dalalka kale ee Geeska Afrika.
Sida ay sheegtay Madaxtooyada Masar, Madaxda dalalka Soomaaliya, Masar, Eriteriya & Suudaan ayaa yeelanaya shir gaar ah oo kaga wada hadlayaan arrimaha gobolka ee ay wada daneynayaan, gaar ahaan xaaladda Geeska Afrik & Amniga Badda Cas. Shirkan ayaa ku soo beegmaya xilli ay gobolka ka jiraan isbeddello iyo xiisado siyaasadeed…