Topic
Warkasta is tracking mataano across 1 report from 1 source. Recent coverage touches laga and sweden, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Sweden ( Raxanreeb Online) Laba mataano Soomaali ah oo 22 jir ah ayaa wajahaya in laga masaafuriyo dalka Sweden, iyadoo loo qorsheynayo in dib loogu celiyo Soomaaliya. Labada mataanaha ah ayaa la sheegay inay muddo ku noolaayeen Sweden, halka hooyadood iyo qaar ka mid ah walaalahood ay weli ku nool yihiin dalkaas. Sida ay sheegtay...