Topic
Warkasta is tracking mideynta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches cabdirashiid and farmaajo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa kulan la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, kaas oo la sheegay in diiradda lagu saaray mideynta aragtidooda siyaasadeed. Kulankan ayaa imanaya xilli ay Soomaaliya ka taagan yihiin khilaafaad siyaasadeed oo la xiriira hannaanka doorashooyinka, wax-ka-beddelka dastuurka iyo mustaqbalk