Topic
Warkasta is tracking farmaajo across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches mustaqbalka, guriga, and jiis, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho ( Raxanreeb Online) Xildhibaan Cabdiraxmaan Kulane Jiis, ayaa sheegay in dowladdii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) aysan dilin ama weerarin cid siyaasadeed, isagoo si gaar ah uga hadlay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Kulane Jiis ayaa sheegay in haddii dowladdii Farmaajo ay damacsanayd inay siyaasi disho, Xasan Sheekh uu ka mid ahaan lahaa dadka ay beegsan... The post Xildhiba

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda ay sheegtay inuu ahaa mid ka dhashay waxyaabo qarxa oo lagu diyaarinayay guriga, halka garabyada mucaaradka ay sheegeen inay aheyd duqeyn lala beegsaday. [̷