Topic
Warkasta is tracking miisaaniyadda across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches economy, guddiga, and maaliyadda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange, ayaa magaalada Muqdisho ku soo xiray shirka sannadlaha ah ee wadatashiga miisaaniyadda dowladda, kaas oo diiradda lagu saarayay diyaarinta Miisaaniyadda Dowladda ee sannadka 2027. Kulanka oo socday muddo laba maalmood ah ayaa lagu soo bandhigay qaab-dhismeedka Miisaaniyadda Dowlad
Muqdisho, 22 Sebtembar 2026 – Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hay’adaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeeshay Wasiirka Maaliyadda…