Topic
Warkasta is tracking sare across 6 reports from 3 sources. Recent coverage touches aqalka, guddiga, and baarista, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde ayaa maanta Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhaweyn ah, ayaa Guddoomiyaha iy

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka, iyagoo u kuurgalay habka uu Golaha u shaqeeyo iyo doorkiisa ku aaddan nidaaminta mihnadda caafimaadka dalka. Kormeerka waxaa hoggaaminayay Guddoomiyaha Guddiga, Senator Dr. Cismaan Maxamuud Maxamed (Dufle)