Topic
Warkasta is tracking morocco across 1 report from 1 source. Recent coverage touches labada and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
New York – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa magaalada New York kula kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Afrika iyo Qurbajoogta ee Boqortooyada Morocco, Mudane Nasser Bourita. Kulanka labada Wasiir ayaa dhacay intii uu socday Kalfadhiga 81-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Labada Wasii