Topic
Warkasta is tracking labada across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches baarlamaanka, eritrea, and ganacsi, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Okt 27 (Jowhar)- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare Mudane Cabdullaahi Cali Xersi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac). Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargalin how
Okt 26 (Jowhar)-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar Gen. Khaalid, ayaa magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga kulan kula yeeshay dhiggiisa, Taliyaha Ciidanka Dhulka Jamhuuriyadda Turkiga, Gen. Metin Tokel. Labada taliye ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada ciidan, iyo kor u qaadista cududda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliy
Dowladda Ruushka ayaa soo bandhigtay inay fududeyso wada-hadallo u dhexeeya dalalka Itoobiya iyo Eritrea, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha u dhexeeya labada dal ee deriska ah.
Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Aljeeriya, Mudane Yusuf Axmed Xasan, ayaa kulan la qaatay maanta Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka dalka Aljeeriya, Dr. Khaliida Bufdaash. Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Aljeeriya iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada waddan, iskaashi dhex mara labada Gole ee Baarlamaan si ay…
Dowladaha Soomaaliya iyo Aljeeriya ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ganacsi iyo iskaashiga dhaqaale ee labada dal, iyadoo la doonayo in la ballaariyo fursadaha suuq-geynta iyo is-weydaarsiga badeecadaha.