Topic
Warkasta is tracking caafimaadka across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches wasiirka, badbaaday, and caalamiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka badbaaday mooshin xilka qaadis ah oo maanta la horgeeyay Golaha Shacabka, kaas oo loo qaaday cod-gacan taag ah. Mooshinka oo dhaliyay dood xooggan ayaa waxaa saxiixay ugu yaraan 20 xildhibaan, kuwaas oo Wasiirka u jeediyay eedeymo culus. Hase yeeshee, Cali…
Mooshin culus oo ka dhan ah wasiirka caafimaadka Soomaaliya, Dr Cali Xaaji Aadan ayaa maanta la horgeeyay Golaha Shacabka, kaas oo ay saxiixeen ugu yaraan illaa 20 xildhibaan oo eedeymo waa wayn u jeediyay wasiirka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamd Nuur (Jaamac) oo ka hadlay fadhigga maanta ayaa xaqiijiyay inuu qabtay…
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Dr. Cali Xaaji Aadan Abuubakar, ayaa guddoomiyay kulammo muhiim ah oo ka tirsan Shirka 73aad ee Guddiga Gobolka Bariga Mediterranean-ka ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO EMRO), kaas oo ka socda magaalada Qaahira ee dalka Masar. Guddoominta Wasiirka ayaa muujinaysa doorka…
Sannad kasta, marka la gaaro 10ka Oktoobar, caalamka waxaa si wadajir ah loo xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Caafimaadka Dhimirka. Munaasabaddan caalamiga ahi waxay bulshooyinka adduunka u tahay fursad ay…
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya Cali Xaaji Aadan oo maata hortagay Guddiga Adeegga Bulshada ee Baaralamaanka, si ay su’aallo u waydiiyaan ayaa ka carooday kulanka, kadib dood xasaasi ah oo meesha ka dhalatay. Doodda ayaa timid kadib markii wasiirka uu diiday in Telefishinka Universal uu si toos ah u tabiyo…