Topic
Warkasta is tracking naasaha across 1 report from 1 source. Recent coverage touches muqdisho and ololaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Maryama Mohamed Hussein, ayaa ka qayb gashay kulan ku saabsanaa ololaha baaritaanka, wacyigelinta iyo la-talinta kansarka naasaha. Kulanka oo si wanaagsan loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qaybgalay mas’uuliyiin ka kala socday qaybaha kala duwan ee bahda caafimaadka iyo marti sharaf kale.…