Topic
Warkasta is tracking nawaaxigeeda across 1 report from 1 source. Recent coverage touches nisa and security, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay burburiyeen shabakado ka tirsan Al-Shabaab oo la sheegay inay qorsheynayeen inay ku dhex dhuuntaan qaybo ka mid ah caasimadda Muqdisho iyo nawaaxigeeda. War-saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalka lagu soo qabtay 11 xubnood oo ka tirsanaa shabakado kala […]