Topic
Warkasta is tracking nuqul across 1 report from 1 source. Recent coverage touches safiirka and soomaaliya, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Ee Dowlada Turkiya u soo magacaawday Soomaaliya Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Turkiya u soo magacaawday Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya…