Topic
Warkasta is tracking safiirka across 10 reports from 7 sources. Recent coverage touches diplomacy, wasiirka, and aqalka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Raxanreeb Online) Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu la socdo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad, Cabdullaahi Cali Xersi Timacadde, ayaa maanta Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya, Danjire Col. Cusmaan Dubbad Sugulle. Kulanka oo ahaa mid isbarasho iyo soo dhaweyn ah ayaa Guddoomiyaha iyo Safiirk

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya, Mudane Alper Aktaş, oo booqasho sagootin ah ku yimid kaddib markii uu soo gabagabeeyay muddadii uu Soomaaliya uga soo shaqeynayay diblomaasiyad ahaan.