๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ก๐ข๐ซ๐ค๐ข๐ข ๐๐จ๐จ๐ฐ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maalinkii shalay shir-guddoomiyay kulankii koowaad ee Guddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka, kaas oo diiradda lagu saaray dardargelinta hawlaha mudnaanta u leh guddiga iyo sidii loo gaari lahaa natiijooyin wax-ku-ool ah oo horseeda horumarinta xirfadaha iyo abuurista fursado shaqo oo waara oo ay
SO Asal Somali National TV1 daqiiqo akhris 6 saacadood kahor