Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Difaaca oo Guddoomiyay Kulan Muhiim ah oo ku Saabsan Ilaalinta Carruurta iyo Ka Hortagga Isticmaalka Dhallinyarada ee Dagaalka
Mogadishu, (SONNA) — Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Difaaca, Mr Yusuf Ali Mohamed, ayaa guddoomiyay kulan diiradda lagu saarayay xoojinta ilaalinta carruurta Soomaaliyeed iyo ka hortagga reebista iyo isticmaalka ay ku jiraan dagaalka. Kulanka ayaa ujeedkiisu ahaa in la dedejiyo hirgelinta Mabaadi'da Vancouver, oo ah qaab caalami ah oo loogu talagalay in lagu xoojiyo tallaabooyinka lagu hortagayo […]
ENTurjumanSONNA English1 daqiiqo akhris