Topic
Warkasta is tracking ministry across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches politics, banadir, and conflict, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho — Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa heshay qalab xafiis casri ah oo ka yimid Hay'adda Iskaashiga iyo Isuduwidda Turkiga (TIKA) qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo awoodda hay'adaha iyo hagaajinta bixinta adeegyada dadweynaha.
Muqdisho (HOL) — Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Arrimaha Federaalka iyo Reconciliation ee Soomaaliya ayaa Sabtidii ku dhawaaqday in doorashooyinka guddoomiyeyaasha golayaasha degmooyinka Gobolka Banadir la qaban doono 5-da Luulyo, 2026.