Topic
Warkasta is tracking programme across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches politics, launches, and memory, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Gen. Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, ayaa ku dhawaaqay Barnaamijka Gobolka Ka-hortagga Ka-smuggling-ka magaalada Muqdisho 23-kii Luulyo. Mashruucan ayaa kaashanaya Dowladda Federaalka iyo UK Border Security Command iyo IOM si loo xoojiyo amniga xuduudaha garoomada diyaaradaha.

Muqdisho, (SONNA) — Aqoon-is-weydaarsiga Qaranka ee Barnaamijka Xusuusta Adduunka ee UNESCO, oo ay soo qabanqaabisay UNESCO iyadoo kaashanaysa Barnaamijka JFIT oo ay maalgelisay Dowladda Japan, ayaa maanta ku soo dhamaaday Muqdisho. Aqoon-is-weydaarsigu wuxuu isu keenay wakiillo ka socda hay'adaha dowladda, khubaro, iyo daneeyayaal muhiim ah oo ka shaqeeya ilaalinta dhaxalka, dhaqanka, suugaanta, taariikhda, iyo xusuusta qaranka.

Muqdisho, (SONNA) – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdulfatah Kasim Mohamud, ayaa maanta si rasmi ah u furay Aqoon-is-weydaarsiga Qaranka ee Barnaamijka Xusuusta Adduunka ee UNESCO, kaas oo diiradda saaraya ilaalinta iyo badbaadinta dhaxalka taariikheed ee Soomaaliya. Aqoon-is-weydaarsigan waxaa abaabulay UNESCO oo iskaashi la leh JFIT […]