Topic
Warkasta is tracking qaadaan across 1 report from 1 source. Recent coverage touches iran and sare, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Okt 31 (Jowhar)- Hogaamiyaha Sare ee Iran, Mojtaba Khamenei, ayaa digniin adag u diray Mareykanka iyo Israa’iil, isagoo uga digay inay dib ugu laabtaan dagaalka. Digniintan ayaa ku xusan qoraal la soo saaray ka dib markii ay soo baxeen hadallo ku saabsan suurtagalnimada weerarro cusub. “Haddii cadowgu ay mar kale qaadaan weerarro militari ama kuwo…