Topic
Warkasta is tracking qabanqaabisay across 1 report from 1 source. Recent coverage touches adda and soo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu soo gabagabeynayo Toddobaadka Aqoonsiga 2026, laguna xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga. Shirka waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan hay’adaha dowladda, qeybaha kala duwan ee bulshada iyo marti sharaf kale. Munaasabadda ayaa diiradda lagu saarayaa…