Topic
Warkasta is tracking xigeenka across 5 reports from 2 sources. Recent coverage touches 2030, arrimaha, and cusub, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho – Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku daah-furay shirka Kooxda Farsamada ee Heer Qaran ee Soomaaliya u qaabilsan Diyaar-garowga iyo Tallaabada Horudhaca ah (Anticipatory Action). Shirka oo la qabto saddexdii biloodba mar ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradaha Dowladda,

Muqdisho, Soomaaliya — Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay, isla markaana kulan sagootin ah la qaatay Danjire Maxamed Bamba M. Boba, Agaasimaha Guud ee Hawlgalka Gobolka ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ee Soomaaliya. Labada mas’uul ayaa ka wada […]