Topic
Warkasta is tracking raashinka across 1 report from 1 source. Recent coverage touches magaalada and qiimaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Suuqyada magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dowlad-goboleedka Puntland ayaa laga soo sheegayaa koror xooggan oo ku yimid qiimaha raashinka aasaasiga ah, arrintaas oo culeys dhaqaale ku keentay qoysaska danyarta ah ee ku nool deegaanka.