Topic
Warkasta is tracking rajeyneyso across 1 report from 1 source. Recent coverage touches biirto and wto, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay hiigsaneyso inay sannadka 2029 ku biirto Ururka Ganacsiga Adduunka (WTO), iyadoo hadda diyaarineysa dokumentiyada, sharciyada iyo wadaxaajoodyada looga baahan yahay dalalka doonaya xubinnimada ururka. Madaxa Wadaxaajoodka Ganacsiga Soomaaliya, Saadiq Xaaji Ibraahin, ayaa sheegay in dowladdu ay rajeyneyso inay labada il