Topic
Warkasta is tracking saamaynta across 1 report from 1 source. Recent coverage touches kulan and madoobe, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan kula qaatay Guddiga Heer Wasiir ee Diyaar-garowga iyo ka Jawaabidda Saamaynta El-Niño ee Dowladda Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA). Kulanka ayaa si gaar ah looga hadlay u-diyaargarowga fatahaadaha iyo saameynta laga cabs