Topic
Warkasta is tracking saddexaad across 1 report from 1 source. Recent coverage touches jamhuuriyadda and maalin, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
26 sano kadib, waxaa muuqata in Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya ay maanta wajahday mid ka mid ah marxaladihii ugu adkaa ee soo maray. Maalintan, oo ahayd in ay noqoto waqti lagu xuso horumar iyo dib-u-dhis, waxay u muuqataa maalin ay Soomaaliya ka xuntahay.