Topic
Warkasta is tracking jamhuuriyadda across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches diblomaasiyadeed, maalin, and oktoobar, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, Talaado, 14 Oktoobar: 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha Qaran ee Ka-hortagga iyo La-dagaallanka Fikirka…
26 sano kadib, waxaa muuqata in Jamhuuriyadda Saddexaad ee Soomaaliya ay maanta wajahday mid ka mid ah marxaladihii ugu adkaa ee soo maray. Maalintan, oo ahayd in ay noqoto waqti lagu xuso horumar iyo dib-u-dhis, waxay u muuqataa maalin ay Soomaaliya ka xuntahay.
New York (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Dominikaanka ayaa ku heshiiyay aasaasidda xiriir diblomaasiyadeed oo rasmi ah, taas oo qeyb ka ah dadaallada lagu ballaarinayo iskaashiga Soomaaliya iyo dalalka Latin America iyo Kariibiyaanka. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali ayaa magaalada New York kula kulmay Was