Topic
Warkasta is tracking maxamed across 7 reports from 4 sources. Recent coverage touches daahir, aadan, and afrax, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo ka mid ah isimada dhaqanka Soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo ayaa kulanka ku bogaadiyay kaalinta muhiimka ah ee hoggaanka dhaqanka Soomaaliyeed uu ku leeyahay isku haynta bulshada, xallinta khilaafaadka iyo dowlad-dhis
Okt 25 (Jowhar)- Ra’iisul Wasaarihii Hore ee XFS Mudane Cali Maxamed Geedi ayaa u hambalyo u diray Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo shalay loo doortay Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle shanta sano ee soo socota. “Guudlaawe waa waaya-arag la tijaabiyay oo qunyar socod ah lana hubo in uu maamulka iyo shacabka Hirshabeelle gaarsiin doono…
Maxkamadda Old Bailey ee magaalada London ayaa 12 sano oo xabsi ah ku xukuntay Maxamed Maxamuud oo ah 22 jir asalkiisu Soomaali yahay oo degganaa magaalada Bristol, kaddib markii lagu helay dambiga ah inuu u safray Soomaaliya si uu ugu biiro kooxda Daacish (IS), isaga oo qorsheynayay inuu ku dhex dhinto…
Waa adduun oo laguma waaree, waxaa 9kii Oktoobbar 202ii ay caleentiisii caddaatay Dr. Maxamed Daahir Afrax, oo ku geeriyooday cusbitaal ku yaalla magaalada London. Dr. Afrax, Alle ha u naxariistee,…
Taariikhda ummadda Soomaaliyeed waxaa soo maray foolaad iyo haldoor u huray naftooda iyo aqoontooda sidii ay u hanuunin lahaayeen bulshadooda, una diiwaangelin lahaayeen hiddaha iyo dhaqanka ay ummaddu leedahay. Dadka…
14 sano ayaa laga joogaa markii, 01dii Sibteenbar sannadkii 2012kii, uu dalka Norway ku geeriyooday, Alle ha u naxariistee, macallin iyo abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac…
Noloshii Dr. Maxamed Aadan Sheekh waxay isaga gudubtay qaybo waaweyn oo ka mid ah sooyaalka Soomaaliya ee qarnigii labaatanaad, si gaar ah noloshii reerguuraaga, middii gumaystaha iyo Maamulkii Wasaayada ee…