Topic
Warkasta is tracking shaakir across 1 report from 1 source. Recent coverage touches reebay and sheegay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dhuusamareeb (Caasimada Online) – Ururka siyaasadeed ee Towfiiq oo uu hoggaamiyo Sheekh Shaakir ayaa si adag uga horyimid go’aanka guddiga doorashada ee looga reebay liiska ururrada loo oggolaaday inay ka qeyb galaan doorashada ku celiska ah ee maamulka Galmudug. Ururka ayaa sheegay inuusan aqbalayn go’aankaasi, isagoo caddeeyay inuu diyaar u yahay ka qeyb-galka doorashada, balse […] The pos