Topic
Warkasta is tracking gorgor across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches dalka, ciidanka, and mariyey, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Iyadoo la fulinayo ballan-qaadkii Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “ Gen Khaalid” ayaa maanta lacagihii loogu talagalay kharashaadka arooska la guddoonsiiyey shan askari oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Gorgor, gaar ahaan Ururka 171 guutada 17aad Qeybta 1aad…
Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Madeey Nurey Sheekh Ufurow, ayaa ka qaybgalay munaasabad rasmi ah oo lagu dhaarinayay dufcaddii 9-aad ee layli saraakiisha iyo Guutada 22-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay diyaar-garowga, anshaxa iyo heeganka ciidanka cusub, kuwaas oo loo diyaariyay in
Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Madeey Nurey sheikh Ufurow, ayaa ka qeyb galay munaasabad rasmi ah oo lagu dhaarinayay Dufcadda 9aad ee layli saraakiisha /Guutada 22-aad ee Kumaandooska Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda ayaa lagu muujiyay diyaar-garowga, anshaxa iyo heeganka ciidanka cusub, kuwaas oo loo…