Topic
Warkasta is tracking siyaasadeed across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches dalbaday, kulan, and looga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dowladda Turkiga ayaa magaalada Newyork ee dalka Mareykanka ku marti galisay kulan looga hadlay xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya gaar ahaan Arrimaha Doorashooyinka. Dalalka kulanka ka qeyb galay oo kala ah Türkiye, Qatar, Sacuudi Carabiya, Boqortooyada Midowday iyo Mareykanka ayaa dhageystay warbixinno la xiriira Doorashadii qof iyo codka aheyd ee dalka…
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, oo ah isbahaysi mucaarad ah oo ay ku jiraan madaxweynayaasha hadda talada haya ee Jubaland iyo Puntland, ayaa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ka dalbaday in Qaramada Midoobay ay qabato wada-hadallo siyaasadeed oo loo dhan yahay, isla markaana taageerto in heshiis kasta oo kasoo baxa wada-hadallada loo sameeyo dammaanad…