Topic
Warkasta is tracking soomaalia across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dowladda and economy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday £5 milyan oo gargaar bani’aadannimo oo cusub, oo loogu talagalay in Soomaaliya looga diyaargaroobo fatahaado la filayo inay la xiriiraan El Niño inta lagu jiro xilli-roobaadka Deyrta ee bilaha October ilaa December. Safaaradda Britain ee Muqdisho ayaa sheegtay in lacagta lagu xoojin doono nidaamyada digniinta hore,…