Topic
Warkasta is tracking sugidda across 1 report from 1 source. Recent coverage touches amniga and muqdisho, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay Ciidanka Qaranka, kadib dadaallada ay ku bixiyeen sugidda amniga caasimadda Muqdisho iyo guud ahaan dalka. Munaasabadda oo si wadajir ah ay u soo qabanqaabiyeen Wasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa waxaa ka