Topic
Warkasta is tracking taciz across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dib and qarxay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Dagaal u dhexeeya ciidamada Xuutiyiinta iyo ciidamada dowladda Yemen ee caalamku aqoonsan yahay ayaa habeenkii dib uga qarxay dhowr jiho oo ka tirsan gobolka Taciz, iyadoo iska-horimaadyo laga soo sheegay xaafado la deggan yahay oo ku yaalla bariga magaaladaas.