Topic
Warkasta is tracking tayeynayo across 1 report from 1 source. Recent coverage touches dowladda and shaqaalaha, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Machadka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Qaranka (NTTI) ee Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta daahfuray barnaamij lagu tayeynayo aqoonta dijitaalka ah ee shaqaalaha dowladda, kaas oo ujeeddadiisu tahay kor u qaadista awooddooda adeegsiga tiknoolajiyadda casriga ah. Barnaamijkan oo uu daahfuray Agaasimaha Machadka, Mudane Maxamed Cabdu