Topic
Warkasta is tracking thabit across 1 report from 1 source. Recent coverage touches digay and dowladda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Muqdisho – Duqii hore ee Muqdisho, Thabit Cabdi, ayaa ka digay in khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradku uu sababo xasillooni-darro amni iyo qalalaase saameeya shacabka ku nool caasimadda. Thabit Cabdi, oo war-saxaafadeed soo saaray, ayaa sheegay in nabadda iyo amniga Muqdisho ay saldhig u yihiin dadaallada naf-hurnimada leh ee…