Topic
Warkasta is tracking digay across 2 reports from 1 source. Recent coverage touches cali, dowladda, and madaxda, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Duqii hore ee Muqdisho, Thabit Cabdi, ayaa ka digay in khilaafka siyaasadeed ee u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradku uu sababo xasillooni-darro amni iyo qalalaase saameeya shacabka ku nool caasimadda. Thabit Cabdi, oo war-saxaafadeed soo saaray, ayaa sheegay in nabadda iyo amniga Muqdisho ay saldhig u yihiin dadaallada naf-hurnimada leh ee…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa ka digay cawaaqibka ka dhalan kara dhaqdhaqaaqyada ciidan ee uu sheegay in lagu beegsanayo guryaha ay Muqdisho ka deggan yihiin madaxda hore ee qaranka. Khayre ayaa sheegay in tallaabooyinkaas ay abuuri karaan jawi colaadeed oo caasimadda u horseedi kara xasillooni-darro, qalalaase amni iyo…